Gabiley, (HargeisaPress) —Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye ayaa saaka sooo gaadhey gobalka gabiley isaga Oo Ka soo Qayb Galay Munaasibad Loo Qabtay Magacaabis Gudida Caafimaadka Gobolka Gabiley.
Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Gabiley Dr. Jimcaale Daahir Cumar ayaa Wasiirka ku soo dhaweeyay Magaalada Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP