Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Laba Kaclaynta Covid-19

0
629

Hargaysa (HP): Wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in caabuqa Coronavirus uu mar kale ku soo laba kacleeyay dalka.
Waxaanu bulshada uga digay in ay ka feejignaadaan xanuunkaasi oo uu sheegay in mudooyinkan danbe ay kiisaskiisu soo kordhayaan.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY