Wasiirka Biyaha Jabuuti Oo Qaabiley Dhigiisa Somaliland

0
517

Jabuuti (HP): Wasiirka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa safar shaqo ku tegay falka jamhuuriyadda Jabuuti.
Waxaana wasiirka iyo weftigiisa qaabilay dhigiisa dalka Jabuuti.
Sidoo kale weftiga wasiirka biyaha Somaliland waxaa uu kulan la qaatay wasiirka biyaha iyo beeraha ee dalka Jabuuti.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY