Wasiirka Beeraha Somaliland oo Ka Hadlay Khilaafka Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama

0
1053

Borama , (HargeisaPress) –Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen Maayarka Cusub ee Magaalada Boorama iyo Mayarkii hore ayaa waxa uu ka hadley khilaafkii soo jiitamayay ee ka dhex aloosnaa Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY