Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Maraykanka Ku Joogo

0
913

Washington , (HargeisaPress) –Wasiirka arrimaha dibadda jamhuuriyadda Somaliland oo mudooyinkan safar shaqo ugu maqnaa wadamadda Maraykanka  ayaa ka warbixiyay masuuliyiin uu kulamo la qaatay.

Yaasiin Maxamuud Xiir (faratoon), oo haatan ku sugan dalka Maraykanka oo u waramay TV-ga qaranka Somaliland ayaa sheegay in mudadii uu Maraykanka joogay in uu kulamo diblomaasiyadeed la yeeshay masuuliyiin ka tirsan dawladda Maraykanka.

Sidoo kale wasiir Faratoon, waxa uu shirar la yeeshay intii uu Maraykanka joogay madax sare oo ka tirsan jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa.

Daawo: Waraysigaasi Oo Faahfaahsan:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here