Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo Berbera ka furay kulan lagu soo bandhigayay waxyaabihii uu qabsoomay

0
713

Berbera, (HargeisaPress)—Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa Magaalada Berbera ka furay kulan socon doona Mudo 2 cisho oo lagu soo bandhigayay waxyaabihii ka qabsoomay Qorshe shanadeedkii 2019 ee WQHQ sidoo kalena lagu soo bandhigayey Qorshe sanadeedka 2020 ay ku shaqayn doonto Wasaradu.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA

https://www.facebook.com/SLMoNPD/videos/2504961266441445/?t=0

LEAVE A REPLY