Ceerigaabo: Wasaaradda H. Guud Oo Daah-furay Ololaha Kirro Bixinta Guryaha Dawladda

0
502

Ceerigaabo (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guriyaynta Somaliland ayaa maanga magaalada Ceerigaabo ka daah -furay ololaha kiro bixinta ee guryaha dawlada.
Waxaana ololahaasi si rasmiya u daah-furay wasiir ku-xigeenka wasaaradda hawlaha guud Maxamuud Warsame Jaamac.
Sidoo kale furitaanka ololahaasi waxaa kaloo goob joog ka ahaa badhasaabka gobolka Sanaag, masuuliyiinta wasaaradda hawlaha guud ee gobolka Sanaag, iyo masuuliyiin kale.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY