Wasaaradda Deegaanka Oo Wacyigelinta Ilaalinta Duur Joogta Ka Fulisay Sanaag

0
365

Ceerigaabo (HP): Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa wacyigelin balaadhan oo ku saabsan ilaalinta deegaanka iyo duur joogta ka fulisay gobolka Sanaag.
Waxaana fulinta wacyigelintaasi wasaaradda deegaanka kala qayb qaatay maamulka gobolka Sanaag.
Iyadoona barnaamijkaasi wacyigelinta uu hogaaminayo agaasimaha waaxda duur joogta ee wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimiladda C/naasir Xuseen Siciid.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here