Wasaaradda Deegaanka Oo Gaadiid Ku Wareejisay Isku-duweyaasha Goboladda Ee Wasaaradaasi

0
138

Hargaysa (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa saddex baabuur ku kala wareejiyay isku-duweyaasha wasaaradaasi ee saddex gobol.

Baabuurtaasi oo ay la soo degtay wasaaradda deegaanku ayaa loogu tallo galay in lagaga shaqeeyo hawlaha ilaalinta iyo daryeelka deegaanka.

Sidoo kale qaar ka mid ah gawaadhidaasi ay la soo degtay wasaaradda deegaanku ayaa loogu tallo galay in ay ka shaqeeyaan xarunta wasaaradda ee Hargaysa, isla markaana ay guryahoodda geeyaan shaqaalaha.

 

DAAWO: WAREEJINTII GAWAADHIDAASI:

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY