Wasaaradda Caafimaadka Oo Qalab Kala Wareegtay Bisha Cas Imaraadka Carabta

0
716

Hargeisa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa qalab kala wareegtay haayadda Busha Cas ee Imaaraadka Carabta.
Qalabkaasi ayaa isugu jira qaboojiyaal iyo agabka loo isticmaalo nadaafadda iyo fayo dhawrka.
Baaskiiladda ay isticmaalaan dadka lugaha naafadda ka ah iyo agab kale.
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaana qalabkaasi kala wareegay haayadda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here