Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha waaxda qoyska Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Cali Sheikh Cumar oo uu weheliyo godoomiyaha ururka dhakhaatiirta ayaa dalka kusoo dhaweeyay digtoor ay jaamacad u direen cisbitaalka gaarka ah ee xayaad oo soo bartay aqoonta baadhista jidhka ee gudaha oo hore aan ugu badnayn dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP