Warbixin: Wax Ka Ogow Mid Kamid Ah Goobaha Loogu Booqashada Badan Yahay Somaliland

0
1004

Hargeisa (Hargeisa Press) — Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuu caan ku yahay goobo badan oo dalxiiska ku wacan, kuwaas oo ay suuragelisay nabadgeliyaddu.

Haddaba waxa jira degaano ku kala duwan xagga dalxiiska, kuwaas oo ay bulshooyin ku soo qaataan nasiimo wakhtiyada ay furaaqada leeyihiin.

Halkan waxaa ay dun ku baran doontaan goob, ku wacan dalxiiska, ahna madal kulmisay bulshooyin kala duwan, kuwaas oo wakhtiyo kala duwan dalxiis u taga.

LEAVE A REPLY