Warbixin:- Hanti dhawraha guud ee Soomaaliya oo soo saaray warbixinta 2021-ka

0
409

Muqdisho (HP): Warbixin:- Hanti dhawraha guud ee Soomaaliya oo soo saaray warbixin sanadeedka 2021 iyo falanqaynta fa waashilaadaha dul hoganayso hanti dhawraha Somaliland.

sanadaha 2020 iyo 2021 oo aan hanti dhawraha Somaliland laga hayn natiijada baadhistii maaliyadeed ee uu sameeyey iyo tirada hay’addaha dawlada ee uu baadhay.

sidoo kale 31 masuul oo sanadkii 2020 ugu eedaysnaa falal musuq maasuq ayaan la ogayn talaabada laga qaaday.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here