Warbixin: Cirro iyo Jirde Oo Soo Af-jaray Rejadii Xaashi Ka Qabay Kursiga Waddani

0
753

Hargaysa (HP): Wadda hadalkii xisbiga Waddani iyo Siyaasi Xaashi oo mawqifyada la kala joogo farta layska saaray maanta iyo qorshe wada tashi ah oo ay iskula noqdeen siyaasiyiintan Kulmiye ka soo diga roganayaa.

Muuse Biixi oo mawqif adag ka qaatay ergo ula tagtay inay dhexdhexaadiyaan siyaasi Maxamuud Xaashi iyo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka dhex taagan xisbiyada Kulmiye iyo Waddani.

Kuwaasoo aanay rajo uga muuqan siyaasiga saamaynta ku leh beesha bariga Burco ee taageerayaashii xagal 360 wareegeen xalay ilaa maanta.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixintaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here