war degdega dad lagu laayay deegaanka gor-gor

0
1095

Burco (hargeisapress): Wararka Soo Gaadhaya xafiiska warqabadka warbaahinta hargeisa press Deegaanada Hawdka Gobolka Togdheer Ee Ka Sareeya Xuduudka Somaliland Iyo Itoobiya Ayaa Sheegaya Inay Saaka Ciidamada Liyu police ka Soo Galeen Deegaanka Gor-Gor Iyo Qaar Ka Mid Ah Tuulooyinka Ka Agdhaw.

Waxaana La Sheegayaa Inay Ciidanka Liyuplice Ku Dad Tiro Badan Oo Rayid ah Ka Ururiyeen Hubka Qoryaha Oo Dadka Deegaanku Lahaayeen Iyaga Oo Xerooyin Ku Ururiyey Dadkii Deegaankasi.

Iyada Oo Warar Badan Oo Is Khilaafsani Ka Soo Baxayaan Deegaanadaasi Ayaanan Weli Helin Wax Si Dhab ah Nooga Warama Xaalada Hadda Ee Deeganadaasi Isgaadhsiinta Oo Adag Awgeed Waxaana Shebekada hargeisapress Si Faah-faahsan Idiinku Soo Gudbin Doontaa Xaaladaha Deegaanadaasi

Wixii waree kazoo kordha kala soco hargeisa press

Wariye sakariye cabdiraxamaan ibraahin

sakariye@faylasoof.tk

burco office

LEAVE A REPLY