War Deg Deg Ah: Sucuudiga oo Ka Laabtay Go’aankii Ay Ku Joojisay Dhoofka Xoolaha Somaliland

0
806

Hargeysa (HargeisaPress) – Dawlada Boqortooyada Sucuudiga oo la sheegay inay ka laabatay go’aan todobaadkan ka soo baxay oo ahaa in xoolaaha ka dhoofaya dekeda Berbera ee Somaliland ay warqada caafimaadka ka soo qaataan Soomaaliya.

HargeisaPress News Desk 

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY