War Deg Deg Ah: Dabley Hubaysan Oo Badhtamaha Suuqa Magaalada Burco Dil Toogasho Ah Ku Dilay Nin Darawal Ah + SAWIRRO

0
1017

Burco , (HargeisaPress) โ€”Badhtamaha suuqa magaalada burco ayaa maanta dabley hubaysani ay ku dileen nin lagu magacaabo yusuuf oo ahaa darwaliinta gaadiidka xamuulka qaada ee loo yaaqano โ€œwaaraadkaโ€ย  eeย  iskaga kala goosha Puntland iyo Somaliland.

 

Waxaana dableydani ay dileenka ninkan sida la sheegay isagoo ka shaahaynaya maherad ku taala gudaha magaalada burco .

2-29-740x555

Ilaa hada lama garanayo dableyda dishay ninkan iyo sababta ka danbeysay inay dilaan, balse ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa iyagu wali ku daba jira soo qabashada dableydi dilka u gaystay marxuun Yusuuf.

7-2-740x381

Sidoo kalena ciidamada CID-da ee gobolka togdheer ayaa iyagu la wareegay maydka marxuunka kuwaasi oo badhitaan ku wada.

 

 

LA SOCO WARARK DANBE….

 

HargeisaPress News Desk โ€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here