Wakiilka Cusub Ee Somaliland Ee UK Oo Xilka La Wareegay

0
867

London (HP): Wakiilka cusub ee Somaliland u jooga dalka UK ee uu dhawaan madaxweyne Biixi magacaabay Cabdi C/laahi Xirsi, ayaa xilkii kala wareegay wakiilkii hore Ayaan Maxamuud Cashuur.

Munaasibad balaadhan oo ay xilka kula kala wareegayeen labadan masuul oo ka qabsoontay xarunta xafiiska Somaliland ee London waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin, siyaasiyiin, aqoon yahano iyo qrube joog tiro badan.

Hageisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here