Waa kuma hogaamiye (Sh mustafe xaaji ismaaciil)

1
3981

Hargeysa(hargeisapress) xalay 28Sept 2017 waxaa muxaadiro lagu qabtay hotel guuleed nuxurkii muxaadiradu waatan

SH. MUSTAFE WUXUU HOGAAMIYAHA KUSOO KOOBAY SIDATAN:

Hogaamiyaha aynu u baahanay waa inuu lahaadaa sifooyinka soo socda

Qof aragti leh, aragtidaana dadka ka dhaadhicin kara
1- Run sheegnimo karti leh, daacadnimo
2- Kalsooni lagu qabi karo (credibility) kalsoonida waxaa sababa laba shay A- run sheeg ,qawl aad ugu soo hagaagi karto, dadkana wax gashaday
3- Qiyam leh (Values)
4- Tusaale noqon kara kana dhabayn karaa (Set the Example)
5- Tijaabin karaa goaankiisa u badheedha khataraha isagoo aragti dheer meelo badan ku eegaya.

W/Qoray : Ahmedyasin Sheekh cumar sh Ahmed

LEAVE A REPLY