Ugaas Cabdirisaaq Koosaar oo Raalli-gelin Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Biixi

0
775

Hargeisa (Hargeisa Press) — Ugaas Cabdirisaaq Koosaar oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, gaar ahaana Madax-dhaqameedka gobolada Galbeedka, ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalan karta Shirkado Kooto loogu xidhayo Khudaarta iyo Gaadiidka Itoobiya ka keena.

Ugaas Cabdirisaaq Koosaar oo waryasi gaar ah siiyay Telefiishanka Gobanimo, ayaa sidoo kale waxaa uu Raalli-gelin ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here