U Jeedadda Safar Uu Galabta Boorama Ku Tegay Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland

0
518

Boorama (HP): Wefti uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta gelinkii danbe safar ku tegay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Weftiga madaxweyne ku-xigeenka waaa duleedka barri ee  magaaladda Boorama kaga hor yimid oo ku soo dhaweeyay maamulka gobolka Awdal, ka degmadda Boorama, isku-duweyaasha wasaarradaha dawladda ee gobolkaasi, iyo dadweyne fara badan.

Waxaana ugu horayn halkaasi madaxweyne ku xigeenka iyo weftigiisa ku soo dhaweeyay maayarka magaaladda Boorama Maxamed Axmed Warsame, oo sheegay in ay ka maamul degmo ahaan madaxweyne xigeenka ku soo dhawaynayaan magaaladda Boorama.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Offie.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here