Togdheer: Hay’adda ARC Oo Booyaddo Biyo ah Gaadhsiisay Degmadda Gebagabo

0
1166

Burco (Hargeisa Press.com): Hay’adda ARC ayaa 15 Booyadood oo  biyo ah gaadhsiisay qoysas barakaceyaal ah oo ku nool degmadda Gebagebo oo ka tirsan gobolka Togdheer.

Tuuladda Gebagabo ayaa mudooyinkan danbe waxaa laga soo sheegayay biyo yaraan haysata bulshadda ku nool, kuwaasoo si weyn uga mahad celiyay Booyadahan biyaha ah ee maanta la soo gaadhsiiyay.

Sidoo kale waxaa isna kaalmadaas biyaha ka mahad celiyay guddoomiyaha tuuladda Gebagabo.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here