Tartan Ciyaareed Lagu Soo Gabagabeeyay Boorama

0
679

Boorama (Hargeisa Press): Tartan ciyaaraha Kubbadda cagta oo muddooyinkan ka socday garoonka Xaaji Daahir ee magaaladda Boorama ayaa maanta la soo genagabeeyay.


Tartankaasi waxaa ka qayb qaadanayay 16 kooxood oo laga soo kala xulay goboladda dalka.
Waxaana tartan ciyaareedkaasi soo xidhay agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland.


Ciyaartii kama danbaysta ee maanta ayaa dhex martay labadda kooxood ee Sheekh Ibraahim Hargaysa iyo kooxda Hormood Bakery Boorama.

Halkan Ka Daawo: Warkaasi:


Hargeisa Pres.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY