Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool Oo Maanta Lagu Aasay Laascaanood

0
537

Laascaanood (HP): Waxaa maanta magaaladda Laascaanood lagu aasay ALLE ha u naxariistee taliyihii sirdoonka gobolka Sool C/qani Guhaad Xasan, oo laba habeen ka hor lagu dilay isla magaaladda Laascaanood.

 

Aaska ALLE ha u naxariistee marxuum C/qani Guhaad, waxaa ka soo qayb galay maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood, saraakiil ciidanka qaranka ka tirsan iyo madax dhaqameed.

 

Sidoo kale waxaa aaska taliyihii hore ee sirdoonka gobolka Sool ka soo qayb galay culimawdiin, waxgarad, iyo dadweyne kale.

 

Halkan Ka Daawo Hadaladii Laga Jeediyay Aaska Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Sool:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here