Taliye Ku Xigeeno Madaxweynaha Somaliland Bedel Ku Sameeyay oo War Soo Saaray

0
885

Hargeisa (Hargeisa Press)- Taliye ku xigeenkii hore ee Ciidanka Booliska Cabdiraxmaan Liibaan (Fooxle) oo Madaxwaynaha Somaliiland u badalay taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta iyo Taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka Asluubta, Xasan Cali Dheere oo isna uu Madaxwaynuhu u badalay Taliye ku xigeenka ciidanka Bada , ayaa ka dareen celiyay bedelka xilalkaasi cusub.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY