Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilka La Wareegay

0
1113

Hargaysa (HP): Taliyaha cusub ee ciidamadda booliska Somaliland sareeye gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale),  ayaa maanta xilka si rasmiya ula wareegay.

Waxaana taliyaha cusub xilka ku wareejiyay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Saylici iyo wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here