Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Ka Warbixyey Saraakiil Soo Dhameystey Waxbarasho Dibada Ah

0
1240

Hargeysa, (HargeisaPress) – Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland, sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo khudbad ka jeediyay madal Madaxweynaha Somaliland ku maamuusayay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka oo soo dhamaysay deeq waxbarsho oo dibada ah, ayaa waxaa uu ka warbixiyey muhiimadda ay saraakiishani ciidanka qaranka u leeyihiin iyo sida ay ugu faraxsan yihiin kulanka uu madaxweynuhu ku maamuusay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here