Taliyaha Ciidanka Milateriga Somaliland Oo Fariin Adagg U Direy Maamulka Puntland

0
1220

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka Milateriga Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taali ayaa fariin adag u direy maamulka Puntland oo ku hawlan carqaladaynta doorashada madaxtooyada Somaliland oo maalinka bari ah dalka ka dhacaysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here