Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Amba-bixiyay Ciidamo Ka Tirsan Booliska Oo Hawl Galo Ka Samaynaya Qaybo Kamida Hargeysa Iyo Wakhtiga Habeenkii oo Mamnuucay Baabuurta Dukhaanta Loo Yaqaano

0
1060
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliska guud ee ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta amba bixiyay ciidamo tiro badan oo qaybo kala duwan oo magaalada hargeyska ka tirsan ka samaynaya hawlo galo ciidan oo kala duwan iyo Taliska Ciidamada Somaliland Oo Wakhtiga Habeenkii Mamnuucay Baabuurta Dukhaanta Loo Yaqaano.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here