Tacsi Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Isuduwihii Wasaaradda Beeraha Gobolka Saaxil

0
871

tacsi tiiranyoWasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Aadan Ibraahim Ashqir, Agaasimaha Guud ee wasaaradda Beeraha Cabdilaahi Ismaaciil Faarax, Af-hayeenka Wasaaradda Sacad Muuse Cabdi, Agaasimaha Maamulka Xasan Cabdi Khayre, La taliyaha Ibraahim Carab, Agaasimaha Wax soo saarka Ibraahim Cumar, Agaasimaha Qorshaynta Maxamed Daahir, Agaasimaha Dhulka Iyo Biyaha Xasan Shiine, Agaasimaha Waaxda  Badbaadada Beeraha Maxamed Siciid, Agaasimaha Waaxda Saadaasha Hawada Cabdiqani Yuusuf, Isuduwaha Beeraha ee Gobolka Gabiley Cabdirisaaq Maxamuud iyo dhammaan Shaqaalaha Wasaaradda Beeruhu waxa ay tacsi u dirayaan.

Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Isuduwihii Wasaaradda Beeraha Gobolka Saaxil Xuseen Axmed Ismaaciil, Waxaanay ILAAHEY uga baryayaan inuu marxuumka Janadii Fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here