Taariikhda Maasjidka Turkiga Ee Magaalada Berbera

0
2091

Berbera (Hargeisa Press.com): Magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu faca weyn dhinaca taariikhda, iyadoo magaaladaasi jirtay muddo qarniyo ah oo ay soo mareen xukumo kala duwan.

Xukumadii soo maray magaaladda Berbera qarniyo ka hor waxaa ka mid ahaa kii Cusmaaniyiinta oo ilaa hadda raadadkii ay kaga tegeen weli ka sii taagan yihiin magaaladda Berbera.

Arrinta sida weyn loogu xasuusto raadkii ay dawladdii Csumaaniyiintu kaga tagtay Berbera waxaa ka mida masjid ku yaalla magaaladda oo loo yaqaano masjidka Turkiga. Kaasoo xiligan bur-bursan dayac badana soo gaadhay.

Halkan Ka Daawo Taariikhda Masjidka Tarkiga Ee Berbera:

Hargeisa Press

LEAVE A REPLY