Suldaan Ka Soo Jeeda Bariga Burco oo Dagaal Ku Baaqey, Nabadeynta Ceel-afweyna Ka Soo Horjeestay

0
1343

Hargeisa (Hargeisa Press)- Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ka mid ah Salaadiinta ka soo jeeda Bariga magaalada Burco ayaa waxaa uu shaaciyay islamarkaana uu ku baaqay Dagaal, Isagoona ka soo horjeestay Nabadaynta deegaanka Ceel-afweyn.

Hoos ka daawo muqaalka

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY