Sool: Wasiir Dhagax Dhigay Xarumo Laga Dhisi Doono Degmadda Yagoori

0
571

Yagoori (HP): Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta dhagax dhigay dhismeyaal dawladeed oo laga hirgelin doono deegaanka Yagoori ee gobolka Sool.

Dhismeyaasha uu wasiirku dhagax dhigay ayaa kala ah xarunta dawladda hoose ee Yagoori iyo saldhiga booliska ee ay degmadaasi yeelanayso.

Dhagax dhiga dhismeyaashani waxaa wasiir Faratoon ku wehelinayay maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY