Wasiir Cali Mareexaan oo Dhaliillo Huwiyay Xisbiyadda Mucaaradka

0
859

Hargaysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed, ayaa xisbiyadda mucaaradka ah ku dhaliilay abaabulka mudaharaadkii Khamiistii.

Waxaanu sheegay in labadda xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani, ay doonayaan in ay dalka qala-laase iyo fawdo geliyaan.

Wasiir Cali Mareexaan, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha xaaladaha siyaasadeed dalka ka taagan.

DAAWO:Wasiirka Biyaha Oo Mucaaradka Dhaliilo U Jeediyay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here