SOMALILAND: Siyaasiyiin Miisaan Culus oo Laga Caydhiyay Xisbiga Kulmiye iyo Sababta

0
1578
Xisbiga KULMIYE

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa goor dhawayd xisbigaasi ka caydhiyay sadex Siyaasi oo ka tirsanaa golaha dhexe ee Xisbigaasi.

Waraaq qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Xisbiga Kulmiye oo ku saxeexan yahay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbigaasi Axmed Cabdi Dheere ayaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex maasuul oo ka tirsanaa Xisbiga.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO WARQADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here