Somaliland: Shaqaalaha Dawladda oo la Fasaxay Sabtida

0
699

Hargeysa,(HargeisaPress)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in maalinta Sabtida ah ay hawlwadeennada dawladdu shaqada fasax ka yihiin, munaasibadda mawliidka Nabiga (SCW).

Sidaasna waxa uu Guddoomuhu ku shaaciyey qoraal uu soo saaray oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakadda Wararka ee HargeisaPress, ayaa u qornaa Sidan:

 

LEAVE A REPLY