Somaliland oo Laga Arkay Bilashada Bisha Ramadaan iyo Wasiirka Diinta oo Ka Hadlay

0
1414

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo goor dhawayd warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Caawa ay tahay Ramadaan.

Wasiirka ayaa sido kale sheegay in Degmada Kala-baydh ee gobolka Sool laga arkay bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, caawana ay Soon koow tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here