Somaliland oo Ku Wargalisay Beesha Caalamka Inaanay Qayb Ka Ahayn Hannaanka Doorashada Soomaaliya

0
4745

Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladda Somaliland ayaa ku wargalisay Beesha Caalamka in aanay qayb ka ahayn hanaanka doorashada Somaliland oo ay tahay dowladd madaxbanaan oo wax shaqo ah aan ku lahayn haba yaraatee nidaamka dawladda taagta daran ee Soomaaliya.

Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, kaas oo u dhignaa sidan:

LEAVE A REPLY