Somaliland Oo Ka Hadashay Waxa Sababay Korodhka Qiimaha Maceeshada

0
732

Hargeysa (HP): Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahin, ayaa sheegay in saameynta dunidda ee xannuunka Covid-19 in uu sababay kore ukaca maceeshada.
Iyadoona aanay xukuumadda iyo ganacsatadu aanay saameyn ku lahayn kor u kacaasi, isla markaana ay ka shaqaynayso sidii aanu sare ugu sii kacin qiimaha maciishadu.
Waxaanu sidan ka sheegay mar uu shalay hortagay guddida joogtada ah ee golaha guurtida, oo ugu yeedhay kulan ay su’aalo kaga weydiinayeen shaqada uu Qaranka ugu igman yihiin.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY