Somaliland: Masuuliyiinta Wargeyska Foorre oo Garnaqsaday

0
1130

Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta Wargeyska Foorre ayaa maanta si kulul uga jawaabay hadalkii shalay Guddoomiyaha maxkamada gobolka Maroodi Jeex Axmed Dalmar Ismaaciil, ku soo bandhigay qodobadii ay maxkamadu u cuskatay xadhiga iyo ganaaxa wargeyska Foore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here