Somaliland: Hal Qof Oo U Geeriyooday Covid-19 iyo 14 Kiis Oo Cusub Oo La Helay

0
692

Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in hal qof u dhintay caabuqa Covid-19 baadhitaanadii ugu danbeeyay ee ay sameeyeen, halka la helay 14 qof oo cusub oo qaba caabuqaasi.

Sidaasina waxaa xaqiijiyay Agaasime Xergeeye, waxa uu sidan ka sheegay warbixinta maalin laha ah ee ay wasaaradda caafimaadka Somaliland bulshadda ka siiso halka uu marayo caabuqa Coronavirus iyo waxyaabaha cusub ee  ka soo kordhay.

Halkan Ka Daawo Warbixinta Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY