Somaliland: Guddiga Doorashooyinka Oo Dib U Habayn Ku Sameeyay Diiwaangelinta

0
807

Hargaysa (Hargeisa Press.com):  Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in dib u habayn weyn ay ku sameeyeen xogta diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee doorashooyinka golaha Wakiiladda iyo dawladaha hoose ee qorshaysan dabayaaqadda sanadkan.

Shir jaraa’id oo ay maanta xarunta guud ee magaaladda Hargaysa ku qabteen komishanka doorashooyinku waxay faahfaahin kaga bixiyeen shir ay  la yeesheen xisbiyadda UCID, Kulmiye, golaha Guurtidda iyo xubno.

Waxaana shirkaas jaraa’id warbaahinta kula hadlay afhayeenka komishanka Siciid Cali Muuse iyo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka C/qaadir Iimaan Warsame.

Halkan Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Komishanka Doorashooyinka:

https://youtu.be/8E0UCKYM5Z8

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY