Somaliland: Caaqil Gaydh Cige Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley.

0
811
Marxuum Chief Caaqil Gaydh Cige Geele 

Hargeysa(HargeisaPress) – Alle ha,Unaxariistee Waxaa caawa fiidkii ku Geeriyoodey Magaalada Gabiley Marxuum Chief Caaqil Gaydh Cige Geele oo Ka Mid ahaa Cuqaasha Gobolka Gabiley,Gaar ahaan Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Gabiley.

Marxuumka ayaa u geeriyooday kadib markii xanuun kusoo booday isla maanta,Marxuum Chief Caaqil Gaydh Cige Geele ayaa door muhiimana ka soo qaatay dedaaladii loo soo galay nabadaynta iyo dib u dhiska dalka.

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakaddaha HargeisaPress.com, Waxay marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo..

Inaal Ilaah Wa Inaal Illaah Raajicuuun,

LA SOCO TAARIIKHDA CAAQILKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here