Siyaasiga Maxamed Cumar Carte Oo Hargaysa Soo Gaadhay

0
593

Hargaysa (Hargeisa Press): Siyaasiga Maxamed Cumar Carte, oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Hargaysa.

Kadib markii uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka aqbalay cafis uu ku dalbaday inuu kaga noqday fikirkiisii Soomaali weyn.
Sidaasina waxaa lagu sheegay waraaq qoraal ah oo maanta ka soo baxday madaxtooyadda Somaliland.

Geesta kale imaatinka Hargaysa ee siyaasiga Maxamed Cumar Carte, ayaa la xidhiidha sidii u soo booqan lahaa aabihii Cumar Carte Qaalib, oo ku xanuunsanaya magaaladda Hargaysa.

LEAVE A REPLY