Siyaasi Cali Maxamed Warancade Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxwaynaha Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka

0
940

Hargeysa,(HargeisaPress)–Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ku hadlay afka xukumada islamarkaana ahaa xubnhii isku soo dhaweeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee jsl ayaa ka hadlay kulankii caawa dhexmaray hogaanka xisbiyada mucaaridka ah iyo madaxwaynaha jsl oo xisbiyadu sheegeen in uu kusoo dhamaaday natiijo la,aan

Hadaba siyaasi warancade ayaa isku si kale uga hadlay isagoo sheegay in kulamo danbe layskugu iman doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here