Siyaasi C/raxmaan Cabdishakuur Oo Dhaliilay Khudbadii Farmaajo

0
547

Muqdisho (Hargeisa Press): Siyaasi C/raxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa dhaliilay khudbadii uu xalay jeediyay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.
Waxaanu sheegay in madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ficilkiisa ayaa naga diidaya in aan hadalkiisa aaminno.
C/raxmaan Cabdishakuur, waxa uu tilmaamay in qaran iyo dawladnimo wax uga xumi aanu jirin hoggaamiye aan qawl lahayn.
Guddoomiyaha xisbiga WADDA JIR C/raxmaan Cabdishakuur, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay in aanu Farmaajo daacad ka ahayn in doorashadda la qabto.

DAAWO: C/raxmaan Cabdishakuur Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here