Siyaasi Buubaa: “Muuse Biixi Baagaroonkiisu Waa Milateri

0
1974

Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo lala yeeshay warsyi hordhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxaa uu ka hadley kulankii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweyne Muuse biixi iyo Farmaajo.

Ismaaciil Buubaa ayaa ka hadley xaalada ay wakhtigan ku sugantahay Somaliland, arinta xisbiyada qaranka iyo Koomiishanka doorashooyinka.

Sidoo kale, Siyaasi Buubaa ayaa waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi ku tilmaamay inuu yahay nin baagaroonsiisu yahay Milateri.

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk /Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY