Shirwaynaha 9 aad ee Dalladda SONYO Oo Ka furmay Magaalada Hargaysa

0
815

Hargeysa,(HargeisaPress)-Shirwaynaha 9 aad ee Dalladda ururadda Dhalinyarada Somalilnad ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo socon doona mudo laba maalmood ah.

Waxaana manaasibada furitaanka ka qabgalay wasiiro xukuumada kasocday,madaxda xisbiyada mucaaridka iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here