Shirkadda Telesom Oo Beenisay Hadal Ka Soo Yeedhay Boqor Buurmadow

0
416

Hargaysa (HP): Shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ayaa beenisay hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow.

Hadalkaasi oo boqor Buurmadow, ku sheegay in madaxweyne Somaliland Muuse Biixi Cabdi, uu share khasab ah ka qaatay oo laga siiyay shirkadda Telesom.War qoraal ah oo ay maanta soo saartay shirkadda Telesom ayay ku shrrgeen in aanay waxba ka jirin hadalka Buurmadow, isla markaana aanu jirin haba yaraatee wax Share ah oo uu madaxweynuhu ka dalbaday ama laga siiyay shirkadda.

Warkaasina waxa uu u dhignaa sidan:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY