Shirkadda Isu-socodka Gobolada Somaliland Ee SAHAL oo Adeegyadeeda Is-gaadhsiineed Ku Soo Bandhigtay Carwada Tignaalajiyadda

0
1179

Hargeisa (Hargeisa Press)- Shirkadda isu-socodka Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland ee Sahal, ayaa Adeegyadeeda Dhinaca Isgaadhsiineed ee Casriga ah ku soo bandhigay Carwada Tignoolajiyadda Somaliland oo Maanta Hargeysa laga furay.

Dhinaca kale, Shirkada Sahal ayaa shirkan kusoo bandhigtay adeegyada ay bixiso iyo sida ay u Adeegsato Isgaadhsiinta ee la socodka Xawaaraha Gaadiidka iyo waxyaabo kale oo ay bulshada u qabtaan.

 

https://youtu.be/VM1DAoyYBAk

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY